Nala soo xiriir

(Kontakta oss)

Adeeggeenna macluumaad bixinta ayaa ka jawaabaya su'aalaha ku aaddan xeerarka takooridda, mamnuucidda ka dhanka takooridda ee xeerka fasaxa waalidka iyo go'aammada kale ee takooridda taabanaya. Waxaannu ka warbixineynaa sida ay DO u shaqeyso, waxa aannu u baahannahay si aannu arrin u baarno, horay ayaannuna haddii loo baahdo qofka u sii tilmaameynaa. Laakiinse qiimeyn kuma sameyneyno arrimo kaligood ah.

Taleefan

Gudbiye (wuxuu kuu soo gudbin karaa adeeggeenna macluumaad bixinta)
+46 (0)8 120 20 700

Fax
+46 (0)8 120 20 800

E-mail

do@do.se

Cinwaan

Cinwaan boosto

DO
Box 4057
169 04 Solna

Cinwaan booqasho

Råsundavägen 18, Solna